Horumarinta nafsadda
Salaan diiran dhammaan umadda Soomaaliyeed ee ku jirta groupkan! Waxaan idinla wadaagayaa talo muhiim ah oo ku saabsan horumarinta nafsadda, xirfadaha, iyo nolosha guud. Waxaan ku boorrinayaa dhammaantiin in aad waqtigiinna uga faa’iideysataan cibaadada, shaqooyinka, iyo waxbarashada, si aad u gaartaan heer wanaagsan oo nololeed. Qodobadan soo socda waa kuwo aan si gaar ah idinku […]
Horumarinta nafsadda Read More »
