QIYAASTA BAACYARAHA

“Qeybtani waxay ka kooban tahay casharro dhamaystiran oo ku saabsan qiyaasta baacyaraha. Waxaad ka baran doontaa sida loo cabbiro, loo xisaabiyo, iyo farsamooyinka saxda ah ee loo isticmaalo qiyaasta baacyaraha marka la sameynayo dharka.”

HORDHACA BUUGGA 1AAD EE QIYAASTA BAACYARAHA

Mahad ballaaran waxay usugnaatay Allaha i waafajiyay inaan qoro buug cilmiyeed ka tarjumaya cilmiga farsamada harqaanka, gaar ahaan barashada qiyaasta baacyaraha qeybtiisa 1aad. Buuggan waxa uu ku saleysan yahay in lagu hormariyo xirfadaha farsamada gacanta ee bulshada Soomaaliyeed, iyadoo diiradda la saarayo sidii aqoon lagu faa’iidaysto loogu gudbin lahaa jiilalka cusub. Waxaan Alle ka baryayaa […]

HORDHACA BUUGGA 1AAD EE QIYAASTA BAACYARAHA Read More »

Horumarinta nafsadda

Salaan diiran dhammaan umadda Soomaaliyeed ee ku jirta groupkan! Waxaan idinla wadaagayaa talo muhiim ah oo ku saabsan horumarinta nafsadda, xirfadaha, iyo nolosha guud. Waxaan ku boorrinayaa dhammaantiin in aad waqtigiinna uga faa’iideysataan cibaadada, shaqooyinka, iyo waxbarashada, si aad u gaartaan heer wanaagsan oo nololeed. Qodobadan soo socda waa kuwo aan si gaar ah idinku

Horumarinta nafsadda Read More »